Madaxweyne Laftagareen oo booqasho deg deg ah ku tagay Xerada Balli-dooglle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Xerada Ciidanka Bali-doogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Lafta Gareen ayaa waxaa xerada kusoo dhaweeyay saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya kuwaa oo warbixin ka siiyay ciidamada xeradaasi ku sugan ee Kumaandooska Danab iyo ciidamo kale oo tababar u socdo. Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo booqasho deg deg ah ku tagay Xerada Balli-dooglle (Sawirro)